29th March 2024  admin  Category :

Muuqaalkan Waxaa Looga hadlayaa Warshadii Kuluunka LaasQoray Oo Ahayd Il dhaqaale Oo Soomaalida U muhiim Ah.

Ruug Cadaa Cali Shabeele Caga Yare, Oo degmada Buran Jooga Kana Mid Aha Lafdhabartii Warshada Kalunka LAASQORAY Aya Muuqaalkan lagu Waraystay.

Waxaana Soosaaray Filmkan Muuse Tarsan, Oo Ah Saxafi Ka shaqeeya Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed  Oo Dhowaan Booqday Qaybo Kamida Gobolka Sanaag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*