27th July 2024  admin  Category :

Haddii SNM iyo  Alshabaab ay ku guulaystaan Barakicinta Bulshada Buuraha Calmadow, waxa ku xigI doona  waa in Isaaqa ku nool degmooyinka   gobolka Togdheer ee Burco iyo Beer oo hadda alshabaabka lagu tababaro  ay bililiqo ugu  tagaan Xijiga ku yaal buuraha Barakaysan ee Calmadow. Maalmaha soo socda ayaa la ogaan doonaa in Xijiga Calmadow lagu bedesho Kaadhadhka Siciid cali Muuse iyo Dilaaliintu soo wadaan. Bal is waydii xijiga loo samaysanayo warshad ku kacaysa 5 milyan xagu ka imanayaa . Ma qaadkii ayaa  Maydi noqday?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*