16th April 2024  admin  Category :

Wareysi: Madaxweyne Mustafe oo ka hadlay dagaalka Ethiopia

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo waraysi gaar ah siiyay idaacada VOA laanta Soomaaliga ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya ee haatan ku faafaya badhtamaha dalka.

Madaxweynaha ayaa dhinaca kale waraysiga kaga hadlay amniga gobolka Soomaaliya iyo abaaraha jira.

Weriyahayaga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa waraysigan kula yeeshay magaalada Jigjiga, ugu horrayna waxa uu wax ka weydiiyey degaannada uu dagaalku ku fiday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*