20th May 2026  admin  Category :

Warbixin: Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay kulan lagu Daahfurayey Wajiga 1AAD Ee Furidda Wadooyinka iyo Nashqadaynta Degmada Badhan, Waxaana iska kaashanaya Dowladda hoose ee Degmada Badhan,Hay’adda Kaalo, ,wasaradda howlaha guud, wasaradda rimaha gudaha iyo bulshada Degmada Badhan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*