28th March 2024  admin  Category :

 

WARAYSI AQOONYAHAN FAYSAL CABDI ROOBLE ,MOOSHINKII JAWAARI IYO QAABKA MADAXWEYNUHU U XALIYEY,KALA QAYBSANAANTA BAARLAMAANKA,FARAGELINTA IMAARAADKA IYO MUSTAQBALKA SOMALIYA.

Waraysigan uu Aqooyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan oo aan ku qiimayn karo Waraysigii uGu macluumaadka badnaan Sanadakan 2018ka .Waraysigan wuxuu Aqoonyahanku ku balbalaariyey Qaabka uGu haboon ee mooshin saxa loo baahan yahay in loo soo bandhigo ,isagoo saluug weyn ka muujiyey sida loo soo bandhigay Mooshinkii laga keenay Mudane Jawaari.Sidoo kale wuxuu ka faalooday sida uu u xaliyey khilaafkaas Madaxweyne Farmaajo.

Dadweynaha Golaha1960 ku midoobey oo su’aalo toosa weydiinaayey Aqoonuahan Faysal Cabdi Rooble waxay aad uGu qanceen  ,Qaabka uu u soo bandhigay siyaabaha loo xaliyo khilaafaadka .Sida uu u sharxay faragelinta Dowladaha khaliijku ku hayaan dalka somaliya sida Dowlada Imaaraadka oo aaney qarsooneyn kala qaybqaybinta ay la damacsan tahay Dalka somaliya . iyo  baarlamaanka iyo Fulinta oo isku milan.  HADABA  si wanaagsan u dhuux labada qaybood ee waraysigan oo warbixin iyo talo soo jeedin balaaran xambaarsan.

http://www.golaha1960.com/waraysi/waraysi-aqoonyahan-faysal-cabdi-rooble-mooshinkii-jawaari-iyo-qaabka-madaxweynuhu-u-xaliyeykala-qaybsanaanta-baarlamaankafaragelinta-imaaraadka-iyo-mustaqbalka-somaliya/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*