27th July 2024  admin  Category :

WARAYSI/ AQOONYAHAN FAYSAL CABDI ROOBLE OO GOLAHA1960

Waraysigan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu ku iftiimiyey daalaa dhaca ka jira siyaasada arimaha dibada ee dowlada Somaliya ,Taasoo ay had iyo jeer  keento Sal fudayka iyo deg dega ka jira go’aan qaadashada arimaha cusub ee aduunyada ku soo kordha iyo dowlada somaliya dadka hogaanka u haya oo aan siyaasad cad oo degan lahayn.

Sidoo kale Faysal Cabdi Rooble wuxuu ka hadlay Go’aankii ay dowlada somaliya ka qaadatay Dilkii weriyihii Dowlada Sucuudigu ku dishey Dalka Turkiga oo ku tilmaamay mid lagu degdegey,booqashadii Wasiirada ariamah dibada ee Dalalka Ereteriya iyo Itoobiya ay ku yimaadeen Somaliya iyo Saamaynta ay ku yeelanayso dalka Jabuuti iyo arimo badan oo kale.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*