28th March 2024  admin  Category :

Hoos ka akhriso warmurtiyeedka ururka xag jirka ah ee Irir Samaale ee laga maal geliyo Muqdisho iyo Hargaysa

Shirkuu uga socday Jabuuti Ururka xag jirka ah ee ku caan baxay Isir nacaybka beesha Daarood ayaa iyaga oo doonatya inay marin habaabiyaan fawladda Soomaaliya qodobadan soo saaray

 Madashu waxay dhiirigalinaysaa dardargalinta wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya.

* Madashu waxay ku baaqday in dib loo soo celiyo wada-hadlaladii Somaliland oo doorkoodu ahaa isqancinta.

* Madashu waxay walaac ka muujisay xiisadaha siyaasaddeed ee sannadkan ka taagan Soomaaliya.

* Madashu waxay ku baaqday in doorashada Soomaaliya wakhtigeeda lagu qabto

* Madashu waxay walaac ka muujisay xiisadaha Siyaasaddeed ee ka taagan Somaliland gaar ahaan arrimaha dooorashooyinka.

* Madashu waxay Somaliland ugu baaqday in ay sii waddo wada-hadalkii kala dhaxeeyay Soomaaliya si xal looga gaadho arrinta Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*