26th July 2024  admin  Category :

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii guddiga farsamada ee Baydhaba

Shirkii guddiga farsamada arrimaha doorashada federaalka ee ku qabsoomay magaalada Baydhaba, kaasi oo ay yeesheen wakiilo kala matalayey dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, ayaa heshiis buuxa lagu gaaray, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed. Hoos ka aqriso war-murtiyeedka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*