10th November 2024  admin  Category :

War murtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo labadii maalmood ee la soo dhaafay u socday dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Shirkan oo ah kii afaraad ee Goluhu yeeshaan ayaa ka duwanaa shirarkii hore, maadaama qodobo xasaasi ah uu horyaalay.

Golaha ayaa war murtiyeedka ay soo saareen ku caddeeyay in labo qodob oo ka mid ah in aysan saxiixin Puntland oo aanay ku raacsaneyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*