7th May 2024  admin  Category :

Wasiiru dowlaha deeganka Puntland mudane C/rashiid Cali Gelle oo soo gaaray Buraan

Masuuliyiin ka socota Wasaarada Degaanka Puntlnd iyo xubno ka socda Hay’addaha daryeela beeraha Puntlnd ayaa gaarey Degmada Buraan Ee G/Haylnd kulan iyo shirarna la yeeshay Beralaydii Dhowaan dabku ka qabsay beerohodii.

Ujeedadadda socdaalka wufuudani,waxay ahayd Xaqiiqo raadin iyo u kuurgal sidii loo Ogaan lahaa khasaarihii dhacay.

Afar Casho ka hor ayaa dab xoogan Qabsaday Beeraha Magaalada Buraan 90 berood oo ay Ku yaliin 120 geed Timor iyo dhowr geed Cudbi, ,liin,xamar iyo gob ah ayaa Ku basbeelay.

https://allsanaag.com/cabdirashiid-cali-geele/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*