26th December 2024  admin  Category :

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah Fahmo Axmed Nuur ayaa Wafdigan Ganacasatada ah ee ka socda  Dalka Qadar ku soo dhaweysay Maanta oo ah Axad Garoonka Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho.

Fahmo Axmed Nuur oo warbaahinta kula hadashay garoonka diyaaradaha Muqdisho  kaddib marki ay soo dhaweysay ganacsatadaasi, ayaa sheegtay in ganacsatadan  ka socota dalka Qatar ay dalka u yimaadeen sidii ay fursado maalgashi uga heli lahaayeen dalka .

Wasiirk Fahmo  oo hadalkeeda sii wadata ayaa xustay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dadaal dheeraad ah ku bixineyso sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka,  iyadoo intaasi ku dartay in dowladdu ay dhameystirtay shuruucda asalka u ah maalgashiga dalka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*