28th November 2024 admin Category :
Masuuliyiin katirsan Dowladda Puntland oo iskugu jira Xildhibaano, Agaasimayaal iyo Ganacsato reer Puntland ah ayaa dalka Sweden kulan kula qaatay madax katirsan dowladda dalkaasi, waxayna booqdeen xarunta Baarlamaanka, wasaaradda arrimaha gudaha iyo goobo kale