17th February 2026 admin Category :
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Dawladda Puntland iyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Deeganka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimilada ayaa kormeer shaqo ku tegay degmadda Buraan ee Gobolka Hayland.