![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2022/03/safe_image.jpg)
5th February 2025 admin Category :
Wadaadkii Hargaysa kasoo cararay oo Al-Shabaab kasoo dhex hadlay
Sheekh Aaadan Cabdiraxmaan Warsame “Sunne” oo dhawaan ay mas’uuliyiinta SNM ku dhawaaqeen inuu ka baxsaday Hargaysa oo uu degenaa ayaa wareysi uu siiyay BBC-da ku sheegay in hadda uu ku sugan yahay meelaha ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab, wuxuu u warramay Faarax Lamaane