29th January 2023  admin  Category :

Waare: “Ciidanka la geeyey Beledweyne waxaa lagu boobayaa doorashada”

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamey ciidamada maanta gaarey magaalada Beledweyne in ay yihiin kuwo la doonayo in doorashada lagu boobo.

.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*