29th March 2024  admin  Category :

Farmaajo ” Somaliya wuxuu ka tliyaa Shaneemo Soomaali ilaa Villa Soomaaliya. Dhulkii nabadda ahaana  in qas iyo fawdo laga abuuro oo nabad iyo nolol loo diido

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta gaaray magaalada Muqdisho ayaa ku tilmaamay ammaank Muqdisho mid faraha ka baxay oo ay dowlada federalkana maamulin dhamaan magaalada.

Madaxweyne Waare ayaa hadalo kulul oo aan hore loogaga baran ku weeraray dowlada Federalka, isagoo ku eedeeyay inay burburin ku hayso maamul goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*