31st October 2024 admin Category :
Xildhibaan Aqalka sare ah oo ka so jeeda Beesha Abgaal ayaa sheegay in beegsanayo dad gaar ah
Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Aqalka sare, kana soo jeeda beesha Harti Abgaal, ayaa sheegay in Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka uu ka socdo xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah.