7th May 2024  admin  Category :

Waa sidee xaaladda Ceerigaabo iyo caawa? 

Iyada oo maanta ay banaanbaxyo rabshado wata laguna tageerayey Jabhadda Kor. Caarre ay gilgileen magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco, ayaan waxaan u kuurgalnay xaaladda magaalada Ceerigaabo. Haddaba waa sidee xaalka caawa ee magaaladda Ceerigaabo?

Siciid Cabdi Xasan (Calmadow) oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan Ceerigaabo ayaa Wariye Tallman uga waramay xaaladda Ceerigaabo iyo caawa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*