29th April 2024  admin  Category :

La xididnimada hogaamiyaha waa qayb ka mid ah musuqmaasaq Soomaaliya ka jira.

Intii aynu xornimada qaadanay waxa Soomaaliya caadi ka noqotay in lala xiddido hogaamiyaha xilka hayo, si xil loogu helo ama xilka uu kuu sii daayo hooogaamiyaha lala xididay.

Musuqmaasaqan Xididnimada Xillka lagu raadinayo waxa ay uu ugu xoog badnayd Soomaaliya dhowrkii madaxweyne ee xilka hayey intii u dhaxeeyey 1960 1969

Waxa ku xigtay Dawladdii kacaanka oo xididnimadaas wasiiro iyo xilala sare lagu heli jiray. Dawladdii Cabdulaahi Yuusuf iyo Sheekh Shariif waa yarayd Xilalka lagu helay xidiidnimada, Dawladdii Farmaajo Xididka iyo Dawladdu waa wada socdeen ilaa uu Ra’isalwasaarihii dalka noqday reerkii uu xididka la ahaa madaxweynuhu .

Soomaali badan ayaa maanta u arka in madaxweyne Xasan Culusoow yahay hogaamiye awood badan oo aan meel socon.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Soomaaliya Cabdulqaadir maxamed Nuur (Jaamac), oo Xilligii uu alshabaabka ka tirsanaa loo yaqaanay Abu jihaad ayaa hadda guursaday Hinda Culusow, oo madaxweynuha Soomaaliya adeer u yahay , ahana madaxa Baratakolkiisa, Wa bilow.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*