
16th November 2025 admin Category :
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, ayaa Soo ban dhigay guryo waaweyn oo lagu dhisay labadii san ee ugu danbeeyey oo la doonayo in samadkii 200,000 oo guri loo dhiso dadka danyarta ah ee reer Kenya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaguna labao sano gudahood ku bur buriyey Kumaakun guryo ah,qabuuro, Masaajid iyo Suuqyo ay dad Soomaaliyeed gaar u lahaayeen
Haddii madaxweynaha Kenya guryaha uu dhisay ay dadkiisa u keentay shaqo abuur iyo in kenyaati badan ay maanta si sharafle ku seexanayaan Guryo ay leeyihiin oo ay dawladoodu u dhisay. Madaxweynaha Soomaaliya , isagu waa Barakiciyey, xoog ayuu uga saaray guryahoodii, waxaana ka taajiray Qoyskiisa
Overlooking Mt. Kenya stands the beautiful and thoughtfully designed Nanyuki Affordable Housing Project in Laikipia County.
— Affordable Housing Board (@ahb_kenya) July 26, 2025
The development features 220 decent and affordable units — including studios, one-bedroom, two-bedroom, and three-bedroom apartments — designed to… pic.twitter.com/w8Doh8UL0W







