6th June 2025  admin  Category :

Somaaliya ma noqon doontaa sida Guyana oo shidaalka la soo baxday

Dalka Guyana oo shan sano ka hor shidaalka la soo baxday, ayaa dalkas waxa laga dareemayaa horumar dhinac walba. Wxay ahayd dalka ugu faqiirsan Koonfurta America hadana waxay noqotay kuwa ugu qanisan intii shidaalka ay la soo baxeen.

Hal sano gudahed ayaa dhaqaalaheedii kor u kacay 44%.

Soomaaliya oo fursadan oo kale ayeey haysteen shan sano ka hor haddii ay dooran lahaayen hogaamiye fiican , oo ka duwan kan maanta jooga oo ka dhamaan l’a Musuqmaasaq iyo Beel jeclaysi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*