26th July 2024  admin  Category :

Ninkii Oromadu ku bedeshay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa isaga oo baarlamaanka degaanka  la hadlaya yidhi sidan’ Waa in Baarlamaanka noqdaa mid xor ah sida Somaliland. Madaxweynaha Oroamdu soo xulatay ayaa la taliyaashiisu u badan yihiin beesha Isaaq

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*