26th December 2024 admin Category :
Faysal Cali Waraabe Xilligii kacaanka waxa lagu eedeyaa inuu gabdhaha Guryahooda ka soo saari jiray, maantana madaxdii beeshiisu waxay ku timaameen inuu yahay Political Prostitute oo afka Soomaaliiga lagu macnayn karo maahmaah Soomaaliyeed oo loogu maahmaaho dadka la midka ah Faysal Cali Waraabe oo tiraahda qofka yaraantiisii dhaqanka Faysal lahaa marka uu weyaadona sidan uu Faysal yahay ayuu noqdaa