20th September 2024 admin Category :
Waa 26kii June ,labada gees midi ladnaatee. Hambalyo umadda Soomaaliyeed
Hambalyo Soomaalida midnimada jecel. Waa maalintii halgankii Daraawiishi inoo horseeday markii ugu horaysay taariikhda in Calan Soomaaliyeed laga taagay waqooyiga Soomaaliya, lagana raystay gumaystihii reer Yurub ee diiday inay ku dhex lugeeyaan Hargaysa iyo Berbera oo Tuurta lagu qaadi jiray
Alla Yaa Salaam-Qarshe
Xiddigta Shanta Gees le, Wixii Shuush Gelinaaya, Soomaalaay la Shahiida
Waa maalintaan
Alla Yaa Salaam-Qarshe
Hooy Hooy Soomaaliyeey Hooy