22nd October 2024  admin  Category :

Kamarada Villa Soomaliya taalaa Qof aan Hawiye Action Group  ahayn ma qabato miyaa mise Villa Soomaaliya ayaa Guri HAG  noqday . Madaxweyne Farmaajo oo Soomaali oo dhami ay wada doorteen  maanta koox yar ayaa  ugu afduub ugu  Haysta magaalada Muqdiso

Sawirku waa Wasiirka Amniga Maxamed Islow Ducaale,  Wasiirka Warfaafinta Eng Cabdiraxmaan Yariisow iyo Hooyada Mooryaanta   . Yariisoow waqtigii Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf uu Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa wuxuu haysan jiray Ururkii Hawiye Concern Group oo ku HOR mudaharaadi jiray Cisbitaalkii lagu dawayn jiray madaxweynaha . labo ka mid ah  waxay ka  ka soo jeedaan  beesha Abgaal iyo Mooryaanka oo ka  soo jeeda Beesha Habar Gidir. Sawirka waxa qaadaya duqa magaalada Muqdisho Thaabit  oo  qaba gabar ay dhashay Nuurto Culusoow oo la dhalatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan culusoow . waxa garab taagan marka uu sawirka qaadayo  Fahad Yaasiin. Dawladdii  Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf iyo wiilasha reer Puntland uu ka kaxaystay inay  dhiiga badan u daadiyeen si qaran Soomaaliyeed loo helo  maanta halkaas ayeey maraysaa. Cali yare, Fahad Yaasiin Yariisoow, Muudeey   iyo jeesoow ayaa hogaanka u haya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*