
1st March 2025 admin Category :
Haddii Villa Wardhiigleey ay ka dhab tahay inay Midnimada Soomaaliya ilaalinayaa,n waxay u tacsiyadeen lahaayeen Afartii wiil ee dhowaan maamulka SNM ay u dileen ilaalinta midnimada Soomaaliya iyaga oo ku sugan Gobolka Sanaag
Wiilasha Burco iyo Hargaysa ka tegay ee Viila Wardhiigleey lagu soo dhoweeyey waa SNM jacayl
https://allsanaag.com/qoraalka-farmaajo-waa-in-la-canbaareeyaa/