3rd December 2022  admin  Category :

Waa maxay sababta Villa Wardhiigleey sawirkan wasiir Axmed ugu soo bandhigi waayeen websitkooda?

Mudane Axmed Xuseen, oo ka mid ah golaha Wasiirada Canada, ahna Xildhibaankii uGu horeeyey ee Soomaaliyeed ee laga soo doorto qaaradda Waqooyiga America, ayaa la socday wafdiga Raisulwasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, markii ay la kulmayeen Madaxweyne Farmaajo.

Laakiinse sawirada lagu soo bandhigay Websita Villa Wardhiigleey kama muuqdo wasiirka Soomaaliyeed

Wasiir Axmed Xuseen sawirada uu soo bandhigay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*