7th September 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadka Beelaha Hawiye oo la wareegi doona amniga Villa Wardhiigleey

Ciidanka ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa maalinta Berrito ah baneynaya xafiisyadaas, waxaana la wareegi doona si buuxda amniga Maleeshiyaadka Beelaha Hawiye ee ku magcaaban ciidan Qaran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*