24th November 2024 admin Category :
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Puntland Xuseen Cismaan Lugatur Gabiileey, ahna Gudoomiyaha kumeel-gaarka ah ee Uruur siyaasadeedka xukuumadda ee Kaah oo ay weheliyaan Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa Degmada Boocame ka Daahfuray Xafiiska Urur siyaasadeedka ee degmadaas.