26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Waxbarashada ayaa kullan kulla yeeshay magaalada Boosaaso qaar ka mid ah macaliminta, waxeeyna ka wada hadleen sidii loo soo ururin lahaa lacagihii lagu qorey iskuulada ee loogu tallagalay dhisitaanka wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo. Jaaliyadda gobolka ee qurbaha ayaa loogu baaqayaa  ineey iyana fadhiga ka kacaan oo wadadaa la dhisayo ay qeeybtooda ka qaataan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*