29th March 2024  admin  Category :

Ugaaska Beesha Tiinle,oo ka mid ah Ugaasyada beelaha  Axmed Harti, ayaa    sheegay inuu xadka bariga Somaliland  soo xirayo. Ugaaska oo lagu xanto inuu la shaqeeyo argagixisada buuraha Calmadow ayaa hadda ku sugan magaalada  Hargaysa. Lama garan karo Xadka uu Isaaq oo dhan oo isu tegay ay   soo xiri kari waayeen  sida Ugaaska beesha Tiinle uu  u soo xiri doono

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*