19th May 2024  admin  Category :

24 saac gudahood oo Sadex agaasime oo Qardho ka soo wada jeeda la magcaabay.

Madaxwayne Siciid Deni ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland u Magacaabay Maxamed Cabdiladiif Yuusuf, halka ku xigeenka Agaasimaha Guud uu u magacaabay Cabdiweli Timacade.

Taliyaha madaxtooyada ayaa isagana loo mag aabay nin ka soo jeeda beesha Cismaan Maxamuud ee madaxweyne Deni ka soo jeedo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*