Archives

admin

September 26, 2020

B52 Xildhibaan,ayaa Ansixiyey,waxaa diiday 1-Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar jecel,waxaa ka aasmusay Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan.

Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansaxiyay heshiiska siyaasadeed ee doorashooyinka dalka, kaas oo …

admin

August 21, 2020

Gudoomiyaha Gobolka Bari iyo Taliyaha Qaybta Gobolka ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanka Bali-khadar halkaas oo dhawaan ciidamada Puntland ay ku dileen xubno ka tirsan ururka Alshabaab sidoo kalena ay kuwa kalle gacanta kusoo dhigeen.

admin

October 1, 2017

Lacagta  Madaxweyne Gaas ugu deeqay Jidka Ceel daahir ma musuqmaasaq baa?

Mucaaradka tirada bada  ee ka soo hor jeeda balaarinta dekedda Boosaaso, ayaa isugu jira dhowr iyo tobon kooxood , oo koox walba ujeedo gaar ah leedahay.

Kooxahan in badan …