26th July 2024  admin  Category :

Shalay maqaalkan ayuu ku soo qoray   , maantana Xabsiga ayaa loo dhaadhiciyey .

 Ciidamo katirsan kuwa ammaanka Puntland ayaa caawa xabsiga u taxaabey Wariye Cumar Maxamed (Cumar Dheere) oo sidoo kale kamid ahaa Ururka Saxafiyiinta Puntland ee MAP.

Wariyaha ayaa loo gudbiyay xabsi ku yaalla Kantaroolka magaalada ee dhinaca Koonfureed .

Hoos ka akhriso maqaalka uu weryuhu ku soo qoray Facebook

 

https://www.facebook.com/photo.php?fbid=1655211734490235&set=a.101061089905315.2308.100000042743113&type=3&permPage=1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*