21st December 2024 admin Category :
Shalay maqaalkan ayuu ku soo qoray , maantana Xabsiga ayaa loo dhaadhiciyey .
Ciidamo katirsan kuwa ammaanka Puntland ayaa caawa xabsiga u taxaabey Wariye Cumar Maxamed (Cumar Dheere) oo sidoo kale kamid ahaa Ururka Saxafiyiinta Puntland ee MAP.
Wariyaha ayaa loo gudbiyay xabsi ku yaalla Kantaroolka magaalada ee dhinaca Koonfureed .
Hoos ka akhriso maqaalka uu weryuhu ku soo qoray Facebook