5th December 2023  admin  Category :

Beelaha Cimraaan iyo Ciise Muuse ee Isaaq  oo isku haysta gaarigii laga  xaday Puntland . Ninkii gaariga xaday ayaa  inta gaarigii  laga qaaday Isagiina la siiyey   darajada Kabtanka Mooryaanimada

Sida ilo lagu kasloon yahay noo sheegeen ninkii gaariga Xaday  oo fara maran ayaa berito  loo bedelayaa Alaybaday. Waxaana gaadi doona nin lagu magcaabo Qawdhan Alaale.  Qof ku sugan Hargaysa ayaa sidoo kale noo sheegay in maamulka SNM uuna weli u xukumin Ciise Muuse iyo Cimraan qolada gaariga la soo xaday la siin doono.

Muuqaalka marka aad daawato waayaad  ogaanaysaa in beesha Isaaq ayna nabad doonayn oo u haystaan in beelaha Harti dagaal uga adkaadeen.  MADAXDA PUNTLAND WELI KAMA HADLIN GAARIGA LA XADAY

ISHA IGALA SOO BAX

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*