27th April 2024  admin  Category :

Waxay iska dhigtay inay safka ku jirto oo ay sugayso , hase ahaatee waxay sugaysay inta ay lacagta la soo baxayso oo ay boobi doonto

Qof dumar ah, oo qiyaastii da’deedu tahay 40 sano oo aan weli la shaacin  qofka ay tahay iyo magaceeda , ayaa lacag waxay kala baxaysay mashiinka lacagta lagala baxo  ee  ku yaal Leytonstone, bariga London  galabnimadii shalay markii ay ku war heshay naag tuugo ah oo feedh ku bilowday

Gabadhii lacagta la baxaysay waxay noqotay Fariid geesiyad ah waana iska celisay.

Yaabka ugu darani oo aad muuqaalka ku arkaysid ayaa waxa uu yahay dad jidka maraya oo haba yaraatee dan ka lahayn dhibta meesha ka socota oo aan kal dhex galayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*