29th March 2024  admin  Category :

Haddii Guriga Internet  kuugu jiro,  oo aad isticmaasho  Face book iyo twiteer oo aad qori karto luqadda Ingiriiska waxaad Tweetka  waxa la yiraahdo la samayn kartaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Haddaase AAD  ka mid tahay Soomalida badan   oo aan internet haysan ,Face book iyo Twiteer wuxuu yahay aan aqoon idinku iska suga madaxweyne fariintiisa idin soo gaarsiin doona.download (3)

Madaxtooyada Villa Somalia ayaa maanta oo jimco ah bilowday Kulan Talo Wadaag ah oo Su’aalo lagu weydiinayo Madaxweynaha, gaar ahaan baraha bulshada sida Facebook iyo Twitter-ka Madaxtooyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*