3rd February 2025 admin Category :
Haddii Guriga Internet kuugu jiro, oo aad isticmaasho Face book iyo twiteer oo aad qori karto luqadda Ingiriiska waxaad Tweetka waxa la yiraahdo la samayn kartaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Haddaase AAD ka mid tahay Soomalida badan oo aan internet haysan ,Face book iyo Twiteer wuxuu yahay aan aqoon idinku iska suga madaxweyne fariintiisa idin soo gaarsiin doona.
Madaxtooyada Villa Somalia ayaa maanta oo jimco ah bilowday Kulan Talo Wadaag ah oo Su’aalo lagu weydiinayo Madaxweynaha, gaar ahaan baraha bulshada sida Facebook iyo Twitter-ka Madaxtooyada.