26th March 2024  admin  Category :

Taliye ku xigeenkii Maleeshiyaadka Villa Wardhiigley ilaalisa, oo ah hoyga Xasan Culusoow uu  ka degan yahay magaalada Muqdisho,  ayaa maanta halkaa lagu dhex  dilay. Dhowaan ayey ahayd markii Cunto kariyihii Villa Wardhiigleey loo doortay Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, ilaa hadda lama oga sababta Asakarigan ka mid ahaa ilaaladdii xasan Culusoow u dilay taliyihiisa iyo in Xil loo balan qaaday uu waayey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*