26th July 2024  admin  Category :

Taliye ku xigeenkii Saldhiga Bartamaha Bosaaso oo ku dhaawacmay weraar lagu qaaday Qeybta

Weeraar Qaraxyo iyo Rasaas wata ayaa Caawaa lagu qaaday Saldhiga Bartamaha Bosaaso ,kaas oo kooxo hubaysan weraar xoogan ku qaadeen iyado khasaare dhaawaac uu jiro.

Taliye ku xigeenka Saldhiga Bartamaha Boosaaso Dhamme Axmed Maxamed Cali (Sanweyne) iyo labo Askari oo kale ayaa ku dhaawacmay weraarkan oo ahaa mid si weyn looga maqlay dhamaan xaafadaha Magaaladda Boosaaso.

weraarkan Masuuliyidiisa waxaa sheegtay Ururka Alshabaab, oo ay gacan siiyaan maamulka Somaliland, iyaga  oo sheegay inay beegsadeen Saldhiga Bartamaha Boosaaso,mana jirto fah faahin intaa kabadan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*