7th September 2024  admin  Category :

Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland S/Gaas Abshir Abdi Jama ayaa maal-mahanba safar shaqo ku joogay Buuraleyda Silsiladda Golis ee fadhisamaha Ciidanka Daraawiishta Gobalka Bari aya so gaaray magaladda Bosaso .

Taliyaha ayaa dhamaan fadhisamaha Ciidanka ku maray kormeer Xeryaha kala ah : Afuruur , Yalho , Kalabayr , Jinbac , sugure 1 & 2 , Bali-khadar , Bayska Galgala , Bosaso.

Safarkan aya isku jiray Kormeer iyo uu dhuur-galid xaladda dhabta ah ee ciidanka ,taliyaha ayaa Safar waxa ku wehelinayay Taliyasha Hoggaanada ciidanka waxan halkas kuso dhaweeyen saraakisha ciidamda iyo dhamaan qayba kala duwan .

May be an image of 4 people, people standing, military uniform and outdoors

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*