
18th March 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii, eheladii, Asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Marxuum Abti Xasan Warsame Xagar (Cakaaro)aduur) oo maanta ku geeriyooday magaalada Boorame ee gobolka Awdal

Marxuum Xasan Warsame Xagar (Cakaaro) , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, Aammiin.
ALLSANAAG.COM