26th April 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii , qaraabadii iyo Bulshada reer Maakhir uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Caaqil   Xaaji Saalax Maxamed oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargaysa . 

Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*