![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/09/241704304_4265249956903281_8883085964541632707_n.jpg)
12th February 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii , qaraabadii iyo Bulshada reer Maakhir uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Caaqil Xaaji Saalax Maxamed oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargaysa .
Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.
ALLSANAAG.COM