28th March 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Siciid Maxamud Salaad (Siciid Toor) , oo ka mid ahaa guurtida waxgaradka waayeelka Gobolka Sanaag, oo maanta ku geeriyooday magaalada Boosaaso.

Marxuum  Siciid Maxamud Salaad (Siciid Toor) , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAAG. COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*