26th April 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Siciid Faarax Muuse , oo ka mid ahaa guurtida iyo waxgaradka Gobolka Sanaag iyo Puntland

Marxuum  Siciid Faarax Muuse   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

siciid farah muuse 

One thought on “Tacsi: Siciid Faarax Muuse

  1. Maxamuud Maxamed Aadan

    Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakatuh. Waxaan ka mid ahay akhristayaasha iyo taageerayaasha allsanaag. Waxaan si xushmad leh uga codsanayaa qorayaasha , Fadlan markaad tacsi soo gelinaysaan waxaa muhiim ah in la sheego qofku meesha uu ku dhintay iyo taariikhda.
    Waa mahadsantihiin.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*