26th July 2024  admin  Category :

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

Bahda Allsanaag waxay  tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Saldanada Maakhir, Qoyska reer Garaad Cali Shire, Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee   Saalax Garaad Cali Shire Garaad Cawl  oo maanta ku geeriyooday magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*