29th March 2024  admin  Category :

Jaaliyadda reer Maakhir ee magaalada Fort McMurray ee gobolka Alberta ee dalka Canada, Waxay halkan uga tacsiyadeenayaan Umadda Soomaaliyeed , Bahda Suugaanta, qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Ismaaciil Xudeedi ee magaalada london ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday.

Abwaan Maxamuud Ismaaciil Xudeedi, ayaa kamid ahaa halgamayaashii Soomaaliyeed ee u Soo halgamay xornimada Umadda Soomaaliyeed, ahaana aabaha Fanka Soomaliyeed iyo Ustaad

Tacsidan waxa diraya

Hooyo Hinda Kala go’an

Yuusuf Cali Hayaan

Nabad doon Kayse Cali Seeraar

Ing. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Qablan.

Aqoonyahan Mukhtaar Maxamed Xasan.

Ing. Caydaruus Maxmed Cali Nuur.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*