![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2022/07/large-kd-inna-lillahi-wa-inna-ilaihi-rajiun-sticker-poster-8558-original-imafj7ffrup7zagx-624x624.webp)
23rd January 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii ,qaraabadii iyo assxaabtii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Maxamed Aadan Cabdi ( Maxamed Shiino) , oo ku geeriyooday magaalada Calgary ee dalka Canada. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2022/07/293026206_10224429869147063_2659144149485146958_n-498x1024.jpg)
Allah ha u naxariistee ayaa sagaashameeyaddii ku noolaan jiray magaalada Toronto ee dalka Canada
Tacsidan waxa kale oo diraya Kayse Seeraar iyo Jaaliyadda reer Makhir ee dalka Canada
Allsanaag. Com